Xubnaha Aqalka Sare oo Guddi u saaray Weerarkii lagu galay hoyga Senator Cabdi Qeybdiid

Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya oo manta kulankoodii ugu horeeyey ee ka tirsan kalfdadhiga 3aad ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ka dooday Weerarkii bilo ka hor lagu qaaday hoyga Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) Weerarkan ayaa waxaa fuliyey ciidamo ka tirsan kuwa dowlada federaalka Somalia oo ay tababartay dowlada Imaaraatka Carabta, waxaana ka dhashay muran … Continue reading Xubnaha Aqalka Sare oo Guddi u saaray Weerarkii lagu galay hoyga Senator Cabdi Qeybdiid